DAAWO: Warbixin Naxdin Leh Xaalada Gobolka SOOL iyo Qodobo Xiiso Badan Oo Lagu soo Qaatay QUBANAHA VOA

DAAWO: Warbixin Naxdin Leh Xaalada Gobolka SOOL iyo Qodobo Xiiso Badan Oo Lagu soo Qaatay QUBANAHA VOA

daajis.com:- Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Barnaamijka Qubanaha VOA  oo Todobaadkan lagu soo qaatay Qodobo Xiiso badan, waxaana soo jeedinaya Sahra Ciidle Nuur iyo Maxamed Cabdi Sandheere.


Barnaamijka ayaa waxaa lagu soo qaatay Warbixin Naxdin badan oo laga soo diyaariyey Saamaynta Ba’an ee Abaarta  ka Jirta Gobolka Sool oo markii ay Xoolihii Dhamaadeen Hada Caruur u dhinteen,  Madaxwayne Farmaajo oo ku dhowaaqay inay tahay Masiibo Qaran,  Waraysi lala yeeshay Safiirka Soomaaliya ee maraykanka iyo Qodobo kale.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:13 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada