DAAWO:- Soo dhowayntii Madaxda Cusub ee Lagu Qabtay NORWEY iyo SWEDEN

DAAWO:- Soo dhowayntii Madaxda Cusub ee Lagu Qabtay NORWEY iyo SWEDEN

daajis.com:- Waxaa daafaha Caalamka ka socda Munaasibada lagu soo dhowaynayo Madaxda Cusub ee Dawlada Soomaaliya ay yeelatay.

Dalka Norwey ayaa waxaa lagu Qabtay Munaasibad Balaadhan oo lagu soo dhowaynayo Doorashada Madaxwayne Maxamed C.laahi Farmaajo iyo Raysal wasaaraha Cusub ee Somaaliya Xasan cali Khayre.

Dhinaca kale Dalka Sweden ayaa waxaa Lagu qabtay munaasibad lagu taageerayo Madaxda Cusub, waxaana Khadka Taleefanka uga qayb galay Raysal wasaare Xasan Cali Khayre.
HALKAN KA DAAWO MUNAASIBADA LAGU QABTAY SWEDEN


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:06 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada