Daawo: Wasiir Somaliland ah“Heshiiska Saldhiga Cidda gashay waa Somalia,enagana Gacan ku hayntaan leenahay,,

Daawo: Wasiir Somaliland ah“Heshiiska Saldhiga Cidda gashay waa Somalia,enagana Gacan ku hayntaan leenahay,,

daajis.com:- Wasiirkii hore ee Cadaaladda Maamulka Soomaaliland ayaa si adag uga hadlay Heshiiska Imaaraadka ee Saldhiga Militeri ee Magaalada Berbera oo ay dhawaan sheegtay Xukuumadda Siilaanyo in ay la gashay Dowladda Imaaradka.


Wasiirkan oo arrimahaas si adag uga hadlaya isla arrintan ayaa hadaladiisa waxaa kamid ahaa“Heshiiska Berbera Ciida Gashay waa Soomaaliya,enagana Gacan ku hayntaan leenahay,,.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:20 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada