Madaxwayne Farmaajo oo Xilka ka qaadaya labo Taliye oo Muhiim ah Sheegayna in uu…

Madaxwayne Farmaajo oo Xilka ka qaadaya labo Taliye oo Muhiim ah Sheegayna in uu…

daajis.com:- Maxamed C/laahi Farmaajo Madaxweynaha Dowlada ayaa wada qorshe uu xilalka uga qaadayo Taliyayaasha Ciidamada Amniga kadib markii dhaliil laga muujiyay Amaanka Magaalada Muqdisho.



Kulamo la tashiyo iyo isbedel lagu sameeyo Hogaanka Taliska Amniga ayuu Madaxweyne Farmaajo kawadaan Muqdisho kulamaadaas oo uu la yeelanayo qeybaha kala duwan ee Bulshada.

Warar soo baxaya ayaa sheegay in Madaxweynaha qorsheeyey in uu xilalka ka qaado Taliyaasha Ciidamada ,Nabadsugida iyo Booliska kuwaas oo dhamaantood lagu eedeeyey in ay gudan waayeen Waajibaad kooda lagula xisaabtamayo dhacdooyinka Amniga lidiga ku ah.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:04 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada