daajis.com:- Faadumo Siciid oo ka tirsan Xisbiga Wadani ayaa Hanbalyo u dirtay Shacabkii Banaanbaxa ka dhigay magaalada London ee dalka Ingiriiska, Kaasi oo looga soo Horjeeday Saldhiga Imaaraadku uu doonayo in laga siiyo magaalada Berbera.
Dhinaca kale Faadumo ayaa eedayn u jeediyey Faysal waraabe oo Mudooyinkii Danbe Afhayeen u Noqday Maamulka Siilaanyo, “Faysal Cali waraabe wuxuu Noqday, Qol la Kirsaytay oo Baashe Morgan iyo Kulmiye ay Kiraysteen oo sharaftii iska Qaaday” ayay tidhi.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 02:57 and have
, Published at