MUUQAAL: Baarlaamaanka Gal-mudug oo hor yimid R/wasaare khayre (Daawo)

MUUQAAL: Baarlaamaanka Gal-mudug oo hor yimid R/wasaare khayre (Daawo)

daajis.com:- Xubnaha Baarlamanaka Maamulka Gal-Mudug ayaa ka horyimid Codsi ka yimid Ra’isilwasaaraha Soomaaliya kaasi oo ku aadan in dib loo dhigo Doorashada Madaxweynaha Maamulkaasi.


Ra’isilwasaare Xasan Cali kheyre ayaa Baarlamaanka iyo Guddiga Doorashooyinka ee Galmudug ka codsaday in Muddo 45-cisho ah dib loo dhigo doorashada Madaxweynaha Gal-Mudug.

Xildhibaano Katirsan Baarlamaanka Galmudug oo shir ku qabtay Magaalada Cadaado ayaa arintaasi ku hor yimid, Waxa ay sheegeen in Arintaasi ay tahay dib u dhac la la doonayo Maamulka Galmudug.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada