MUUQAAL: Banaanbax Balaadhan oo Muqdisho ka dhacay & Shacabka oo ka dareen-celiyey golaha Wasiirada cusub

MUUQAAL: Banaanbax Balaadhan oo Muqdisho ka dhacay & Shacabka oo ka dareen-celiyey golaha Wasiirada cusub

daajis.com:- Banaan bax balaadhan oo ay ka qayb galeen dadweyne badan oo ka kala yimid degmooyinka gobolka Banaadir ayaa maanta ka dhacay Taalada Daljirka dahsoon ee magaalada Muqdisho.


Banaan baxan ayaa lagu taageeraay golaha Wasiirada cusub uu dhawaan ku dhawaaqay Ra’isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre, Waxaana soo qaban qaabiyay maamulka gobolka Banaadir,

Shacabka Soomaaliyeed ayaa inta badan soo dhaweeyay aadna u taageeray Golaha Wasiirada cusub uu soo magacaabay Ra’isul Wasaare Kheyre, Wasiiradan ayaana u badan aqonyahano sumcad badan ku dhax leh bulshada Soomaaliyeed.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada