Muuqaal: Culimo ku sugan Ingiriiska oo sheegay inay Wada-hadal u Furuyaan Dawladda Soomaaliya iyo Al-shabaab

Muuqaal: Culimo ku sugan Ingiriiska oo sheegay inay Wada-hadal u Furuyaan Dawladda Soomaaliya iyo Al-shabaab

daajis.com:- Cabdiwaaxid C.laahi Khaliif oo ku sugan Dalka Ingriiska ayaa sheegay inuu Madax ka yahay Gudiga Wadahadalka Dawlada Soomaaliya iyo Kooxda Al-shabaab.


Ugu horayn waxaa wax laga waydiiyey Sababta ku dhalisay Fikradan, Sida Dawlada iyo Kooxda Xagjirka loo Wadahadalsiin Karo, Wuxuuna sheegay inuu Wakhti dheer kusoo jiray arimaha Xal u helida Xaaladaha Soomaaliya.

Kooxda Al-shabaab ayaa ka mid ah Caqabada ugu wayn ee Xiligan hortaagan Dawlada Soomaaliya, iyadoona ay kala Kulanto Weeraro iyo dagaalo toos ah.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:26 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada