MUUQAAL: Jarmalka oo Kismaayo ka Dhisay Xarun Lagu Dhaqan Celindoono Al-shabaab & Siday u shaqayn doonto

MUUQAAL: Jarmalka oo Kismaayo ka Dhisay Xarun Lagu Dhaqan Celindoono Al-shabaab & Siday u shaqayn doonto

daajis.com:- Magaalada Kismaayo waxaa laga hirgeliyay xarun lagu dhaqan celinayo dhalinyarada kasoo baxda Alshabaab.Xaruntan ayaa waxaa maalgelisay dowlada Germany.


Xarunta waxaa xadhiga kajaray madaxweyne kuxigeenka koobaad ee Jubaland Maxamuud Sayid Aadan waxaana goobjoog ahaa Markus Ballmohr oo ah safiir kuxigeenka dowlada Germany ee dalka Somalia,isku duwaha UNSOM dhanka amniga iyo sharciyada Staffan Tillander iyo masuuliyiin ka socotay dowlad goboleedka Jubaland.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:48 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada