MUUQAAL: C.wali Gaas oo Xili Habayn ah Boosaaso Socod kusoo dhex maray

MUUQAAL: C.wali Gaas oo Xili Habayn ah Boosaaso Socod kusoo dhex maray

daajis.com:- Madaxwaynaha maamulka Puntland C.wali Maxamed Cali (Gaas) ayaa socod kusoo maray qaar kamid ah Wadooyinka magaalada Boosaaso, Sidoo kalana wuxuu booqday Hoteelo lagu Caweeyo oo ku yaala magaalada.


Magaalada Boosaaso ayaa Mudooyinkii ugu danbeeyay waxaa ka jiray Xaalad Nabad-gelyo Daro, Iyadoona ay ka dhaceen dilal kala duwan oo gaystay masuuliyiin ka tirsan Puntland.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada