Daawo Muuqaal: Hargeisa oo mar kale loo fadhiistay mudo kordhinta Siilaanyo

Daawo Muuqaal: Hargeisa oo mar kale loo fadhiistay mudo kordhinta Siilaanyo

daajis.com:-  Fadhigii Golaha guuritda ee Somaliland ee saaka oo uu shir gudoominayay Saleebaan Maxamuud Aadan oo loo balansanaa in lagu sameeyo mudo kordhinta xukumada Siilaanyo ayaa golaha Guurtidu gudi u saaray kasoo talo bixinta si ay u kordhiyaan wakhti ku munaasib ah mudo kordhin mar kale loo sameeyo.


Gudida maanta loo saaray ayaa waxa ay ka kooban yihiin 21 xubnood oo uu gudoomiye ka yahay gudoomiye ku
xigeenka koowaad ee Golaha Guurtida Siciid Jamac,  Waxaana labada maalmood ee soo socda kulamo ay yeelan doonaan ka dib ay dib golaha ugula soo noqon.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada