daajis.com:- Xildhibaan Muuse Suudi Yalaxow oo kamid ah Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa si Qosol badan uga Hadlay Doorashada Madaxwaynaha Cusub ee SOomaaliya Maxamed C.laahi Farmaajo iyo R/wasaare Xasan Cali Khayre.
Khudbad uu ka jeediyey magaalada Nairobi kulan Balaadhan oo Lagu qabtay ayaa sidoo kale wuxuu uga hadlay Waxyaabaha horyaala Hogaanka dalka oo ay ka mid yihiin Midaynta Guud ahaanba Soomaaliya ee Cashuurta Dekedaha, Ciidamada iyo Arimo kale oo muhiim ah.
Dhinaca kale Ganacsatada Soomaaliyeed ee Ku dhaqan Kenya ayuugu Baaqay inay Soomaaliya hada ka qayb galaan dhismayaasha iyo mashaariicda ka socda, Hadii kale aysan Hadhow Jaanis ka Heli doonin.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 19:30 and have
, Published at