daajis.com:- Maamulka Galmudug ayaa maamulka Puntland ku wareejiyay laba dhalinyaro iyo Gaadiid nooca raaxada ah.
Maamulka Galmudug ayaa sheegay in Labada dhalinyaro ay gaadiidka kasoo dhici jireen deegaanada Puntland isla markaana ay ku dhex iibin jireen deegaanada Puntland.
Taliyaha qeybta Booliska Gobolka Mudug Cusmaan Xasan Cuuke ayaa sheegay in Puntland ay ka Mahad celineyso sida loogu soo gacan galiyay dhalinyarada iyo gaadiidka ay dhaceen.
Waxa uu sheegay in soo dhiibida dhalinyarada dhaca geystay iyo Gaadiidka la dhacay ay muujineyso xiriirka ka dhexeeya Puntland iyo Galmudug.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 20:30 and have
, Published at