daajis.com:- Madaxweynaha dalka Ghana, Nana Akufo-Addo, ayaa magacaabay 110 wasiir.
Madaxtooyada dalkaasi, waxaa loo magacaabay, 50 wasiir ku-xigeen iyo Shan wasiir.
Madaxweynaha Jaamacadda Central University College, Professor Kwesi Yankah, ayaa loo magacaabay wasiirka waxbarashada ee madaxtooyada.
Magacaabista Golaha wasiiradda dalka Ghana, ayaa noqoneysa, taariikhda ugu weyn ee Africa.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 21:30 and have
, Published at