MUUQAAL: Jaaliyada Soomaaliyeed ee Gobolka OHIO oo Gurmad gaadhsiiyey Deegaanka Adhi-cadeeye ee G. SOOL

MUUQAAL: Jaaliyada Soomaaliyeed ee Gobolka OHIO oo Gurmad gaadhsiiyey Deegaanka Adhi-cadeeye ee G. SOOL

daajis.com:- Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Gobolka OHIO ee dalka Maraykanka ayaa Gurmad soo gaadhsiiyey Dadka Abaartu ay saamaysay ee ku sugan deegaanka ADHI-CADEEYE ee Gobolka Sool.


Masuuliyiinta loosoo Wakiishay  ayaa sheegay in dadka ay wax u qaybiyeen ay yihiin Dadkii Ku Hanti Beelay Abaarta,  Waxayna Alle ka Baryeen inuu Roob Khayr qaba u shubo.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:57 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada