Video: Jawaari oo si xun uga Xanaaqay Barnaamij Qosol badan oo Universal Tv Siwayn uga Karbaashay + WASIIRADA

Video: Jawaari oo si xun uga Xanaaqay Barnaamij Qosol badan oo Universal Tv Siwayn uga Karbaashay + WASIIRADA

daajis.com:- Riwaayad gaabann oo ka hadleyso go’aanka guddoomiyaha baarlamaanka federaalka Somalia Maxamed Cismaan Jawaari ee is hortaaga kalsooni ay hesho xukuumadda uu soo dhigay ra’iisul wasaare Kheyre ayaa laga sii daayay telefshinka Universal. muuqaal loo ekeysiiyay guddoomiye Jawaari isla markaana kula hadlaayo xildhibaano beeshiisa ah ayaa qeyb ka ah.


Prof. Jawaari ayaa ka corooday riwaayadaan lagu madalay, waxayna sheegayaan shaqaalaha ka tirsan xafiiska Jawaari inuu xiriir la sameeyay maamulka Universal si riwaayadaasi looga bixiyo baraha bulshada ay soo geliyeen Universal iyo in dib danbe loo sii deyn.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada