daajis.com:-Tiro Rag ah oo loo malaynayo in ay budhcad badeed yihiin ayaa fuulay markabkan oo badda ku maaxeyey calanka Sri Lanka, waxaanu markaa marayey xeebaha woqooyi ee Soomaaliya maalintii Isniintii, sidaana waxa sheegay dad degaanka ah iyo saraakiil.
Hadaba Warbaahinta ayaa waxaa Suuro gashay, Iney La hadasho Kooxaha Qabsaday Halkaasi, Waxaana ay beeniyeen Iney Ka Tirsanyihiin Bur-cad Badeedii somalida.
Ninkan Oo Sheegay inuu Hogaaminayo Kooxda Qabsatay markabka, Ayaa Diiday In magaciisa La Baahiyo, Asagoo sheegay in markabkan ay u qabsadeen Kadib markii Dhibaatooyin Loo Geystay, Dadkii Kaluumeysatada ah.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 17:00 and have
, Published at