daajis.com:- Dadka reer Netherlands ayaa Maanta oo Arbaca ah u dareeraya goobaha codbixinta ee wadanka oo dhan.
Doorashada dalka Netherlands ama Holland ayaa si weyn isha loogu hayaa guud ahaan dalalka reer galbeedka iyo Yurub, waxaana ay astaan u noqon kartaa sida qolyaha muxaafidiinta Midiigta fog ee Islamka iyo soo galowga neceb ay ugu sii xoogeysanayaan talada Europe sanadkan 2017ka.
Waxa ka soo baxa doorashada ayaa saameyn ku yeelan doona siyaasadda Fransiiska, Germany iyo dalal kale oo Yurub ku yaala.
Wariyeha VOA ee London Ridwaan Xaaji Cabdi Wali ayaa warbixintan ku eegaya, mowjadaha siyaasadeed ee ka oogan Yurub.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 17:30 and have
, Published at