Ciyaaryahan muhiim u kooxda Blaugrana oo dib ugu soo laaban doono, kasoo ciyaari doono kulanka soo aadan.

Ciyaaryahan muhiim u kooxda Blaugrana oo dib ugu soo laaban doono, kasoo ciyaari doono kulanka soo aadan.

daajis.com:Daqiiqado kulul kadib, Neymar ayaa loo taagay kaar casaan ah ciyaar ay kooxdiisu la ciyaareysay kooxda Malaga, waxaana laga ganaaxay labo kulan oo dheeraad ah, maadaama uu sameeyay sacabatumid kajan ah, hada wuu u soo laabtay kooxdiisa.

Blaugrana waxay kusoo laabatay hogaanka horyaalka waxayna u baahan tahay xidigeeda reer Brazil inuu kusoo laabto qaab ciyaareedkiisa wanaagsanaa.

Espanyol waa koox leh hamiga inay ka qeybgasho European cup, dhanka kale waa koox aad u la xifaaltanto dariskeeda, Neymar na wuxuu ku soo aaday garoonka kooxdan ee lagu magacaabo Estadio Cornella El-Prat waxaana hubanti ah in cadaawad lagu soo dhaweyn doono.

“Ciyaaryahano dhowr ah ayaa ku galaayo qalaad Neymar,” waxaa sidaa yiri Luis Enrique. “Inagu muhiim ayuu nooyahay.”

Dhanka kale Lionel Messi wuxuu ku jiraa qaab ciyaareed fiican sidaa si lamid ah Luis Suarez waa diyaar, Neymar na dib ayuu ula hawlgalayaasha MSN.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada