Sideed kooxood oo si waali ah u baadi goobaayo xidig katirsan kooxda Real Madrid, (warbixin)

Sideed kooxood oo si waali ah u baadi goobaayo xidig katirsan kooxda Real Madrid, (warbixin)

daajis.com:- Chelsea, Manchester United, Tottenham iyo kooxo shiinaha ka dhisan ayaa dagaal ugu jiro saxiixa xidiga lagu magaaco Alvaro Morata, waxaa sidaa lagu sheegay qoraal kasoo baxay kooxda.

Real Madrid ayaa diyaar u ah inay iska iibiso Morata xilli ciyaareedkan.

Real ayaa dib uga soo saxiixatay weeraryahankan kooxda Juventus xili ciyaareedkan bilaw giisa laakiin wuxuu ku dhibtooday maamulka macalin Zinedine Zidane.

Warheyska AS ayaa qoray ciyaaryahankan leh tayada sare inay baadi goobayaan sideed kooxood, kuwaa soo sugaayo inta uu ka furmaayo suuqa kal iibsiga.

Marka la eego qoraalka, Manchester United, Chelsea iyo Spurs dhamaan waa kuwo aad u quudareynaayo kubad qaabeeyihii hore ee kooxda Juve.
Chelsea iyo United waa labada kooxood ee heli doono weeraryahan cusub xagaagan, waxaa labadaan kooxood lala xiriirinayaa Romelu Lukaku oo ka tirsan Everton iyo Antoine Griezmann oo ka tirsan kooxda Atletico Madrid, waana, labadaan kooxood waa dooqooda ugu sareeyo xidigahaan.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada