Daawo Qosolka: Dagaalkii Afka ahaa ee dhexmaray Faroole iyo Gaas iyo Wuxuu Salka ku hayey oo lasoo Bandhigay

Daawo Qosolka: Dagaalkii Afka ahaa ee dhexmaray Faroole iyo Gaas iyo Wuxuu Salka ku hayey oo lasoo Bandhigay

daajis.com:-  Madaxwyanaha maamulka Puntland C.wali Gaas iyo Madaxwyanihii Hore ee C.raxmaan Faroole ayaa waxay is dhaafsadeen Hadalo kulul. Iyadoona ay soo Bilowdeen Xiligi Ololaha doorashada ee Puntland.

Sidoo kale C.raxmaan Faroole ayaa eedayn dusha ka saaaray C.wali Gaas kadib Xiisado iyo dagaalo ka dhacay Gaalkacayo, Iyadoona Taasi uu C.wali gaas ka jawaabay, Sidoo kale Gaas ayaa ku dooday inuu Aqalka Sare ku daray C.raxmaan Faroole, Halka C.raxmaan Faroole oo ku sheegay gaas Nin aan waxba siyaasad kala socon.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA 


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada