Wasiirka Amniga Gudaha oo magacaabay Afhayeenka cusub ee Wasaarada Amniga

Wasiirka Amniga Gudaha oo magacaabay Afhayeenka cusub ee Wasaarada Amniga

daajis.com:- Wasiirka Amniga Maxamed Abuukar Islow ayaa u magacaabay afhayeenka wasaarada Amniga Gudaha  Axmed Maxamuud Maxamed”Sayid Axmed Carab) iyadoo xilkii laga qaaday CabdiKaamil Macalin Shukri.

Wareegto uu ku saxiixnaa Wasiirka Amniga Ducaale ayaa lagu sheegay in afhayeenka cusub lagu soo xulay aqoontiisa iyo waayaragnimadiisa afhayeenka cusub Sayid Axmed Carab.

Afhayeenkan cusub ee la magacaabay ayaa waxa uu hore u soo noqday Afhayeenka laamaha ammaanka ee maamul goboleedka Jubba.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:02 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada