DAAWO Video: Aqalka Sare oo Su’aalo Ka Waydiiyey Xeer ilaaliyaha Qaranka, Muranka Badda, AMISOM & Arimo kale

DAAWO Video: Aqalka Sare oo Su’aalo Ka Waydiiyey Xeer ilaaliyaha Qaranka, Muranka Badda, AMISOM & Arimo kale

daajis.com:- Xildhibaanada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta Su’aalo kala duwan Waydiiyey Xeer Ilaahiyaha Guud ee Qaranka Soomaaliya.


Waxyaabaha la waydiiyey ayaa waxaa kamid ahaa Arinta u dhaxaysa Kenya iyo Soomaaliya ee ku saabsan Arinta Badda,  AMISOM iyo joogitaankeeda Muqdisho Debniyada ay gaystaan, Dhalinyarada Soomaaliyeed ee ku Xidhan Dunida iyo Arimo kale.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada