Daawo Video: Madaxwaynaha DDSI oo Shaqaale Caafimaad iyo Gurmad kale u diray magaalada Buuhoodle (Warbixin)

Daawo Video: Madaxwaynaha DDSI oo Shaqaale Caafimaad iyo Gurmad kale u diray magaalada Buuhoodle (Warbixin)

daajis.com:- Xukuumada Dawlada Deegaanka Itoobiya iyo Dawlada Federalka Itoobiya oo Deeq Daawo iyo Shaqaalo Caafimaad soo gaadhsiiyey Magaalada Buuhoodle oo Mudooyinkii ugu Dambeeyay ay ka taagnayd Xaalad Abaareed iyo Xanuuno kal dilaacay oo dad badan ay ku Naf waayeen.


Isimada dhaqanka iyo Waxgaradka Gobolka Cayn ayaa Halkaasi si diiran ugu soo dhoweeyay kana Gudoomay,  Shaqaalaha Caafimaad iyo Gurmadka ay lasoo gaadheen  Shacabka Dhibaataysan, Waxaana Halkaasi ka hadlay Garaad C.risaaq Garaad Soofe iyo Suldaan Siciid Cismaan Cali.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada