Gobolka Hiiraana Ninkii Buulo Burde ku dilay Askarigii Jabuuti oo u tagay Al-Shabaab

Gobolka Hiiraana Ninkii Buulo Burde ku dilay Askarigii Jabuuti oo u tagay Al-Shabaab

daajis.com:- Wararka inaga soo gaaraya Gobolka Hiiraana ayaa waxaa ay sheegayaan in Ninkii maalin ka hor degmada Buulo Burde ku dilay asariga AMISOM gaar ahaan kuwa  Jubbuutti uu tuulada Halgan oo ay Maamulaan Al-shabaab.

shalay waxa degmada Buulo burde gaaray wafdi uu hogaaminyo madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Cali Cabdulaahi Cosoble si ay u qaboojiyaan xiisad ka dhalatay arintaan.

Ninkaan ayaa markii maalin ka hor dilay Askarigaan Jabuutiyaanka ah durba goobta ka baxsaday taasi oo keentay in kala shaki uu soo kala dhex galo labada ciidan ee dowlada Soomaaliya iyo kuwa Jabbuuti.
Saaraakiisha ciidamada dowlada Soomaaliya ee gobolka Hiiraan ayaa sheegay in Nina wax dilay uu ahaa askari ka tirsan ciidamada dowlada waxaase la si weydiinaya sababta keentay inuu u baxsado dhanka al-shabaab waxaase socda baaritaan arintaan ku saabsan .

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada