MUUQAAL: Madaxwayne Farmaajo oo Su’aalo kulul toos loo waydiiyey, Kaftan iyo Safarii uu galay wuxuu ku sheegay

MUUQAAL: Madaxwayne Farmaajo oo Su’aalo kulul toos loo waydiiyey, Kaftan iyo Safarii uu galay wuxuu ku sheegay

daajis.com:- Madaxwaynaha Dawladda Soomaaliya Maxamed C.laahi Farmaajo ayaa wax laga waydiiyey Safaradii kala duwanaa ee dalka uu uga baxay Wakhtii la doortay kadib, Wuxuuna siwayn uga hadlay waxyaabaha ku dhaliyey Safaradaasi iyo Sida ay u midho dhaleen, isagoo Sharaxay Wixii ka qabsoomay Safaradii Kenya iyo  Sucuudiga,


Wuxuu sidoo kale sheegay in Safarkii uu ku tagay Shirkii Jaamacada Carabta uu ahaa mid lagu Casuumay, Islamarkaana aysan Wacnayn inuu Kursiga Dawladdu uu Banaanaado, Wuxuuna sidoo kale ka hadlay Shirkii Imaaraadka.

Madaxwayne Farmaajo Wuxuuna sheegay inay doonayaan Sidii Shaqo Balaadhan loogu Abuuri Lahaa Shacabka Soomaaliyeed, iyo Sidii Adeegyo kala duwan oo Caalamka looga Heli lahaa ” Anigoo aan Jeclayn Inaan Safaro aado,   Waxaan Filayaa inay Safaradeedu Bataan Laakiin ay soo celiyaan wax Midho dhal ah, Anigu Maan dalban ee Iyaga ayaa na Casuuma”.

Dhinaca kale Madaxwaynaha ayaa wuxuu ka hadlay Arimo kala duwan, oo la Xidhiidha Qorshaha Dawladda Iyadoona la waydiiyey Su’aalo kala duwan.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:49 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada