DAAWO: Waxa kala qabsaday Ardayda Boorame iyo Faysal C. Waraabe oo aan Waxba isku Reebanin iyo Su’aalo Kulul

DAAWO: Waxa kala qabsaday Ardayda Boorame iyo Faysal C. Waraabe oo aan Waxba isku Reebanin iyo Su’aalo Kulul

daajis.com:- Faysal cali waraabe ayaa waxaa Su’aalo kala duwan Waydiiyey Ardayda wax ka barata Jaamacadaha magaalada Boroame ee Xarunta Gobolka Awdal, waxayna Inta badan diirada ku saareen arimaha maamulka S.land oo Reer gaar ah uu Maamulo.


Faysal ayaa si kulul uga Jawaabay isaguna Su’aalaha kala duwan ee La hordhigay, Wuxuuna sheegay sheegay in Beelo-beelo wax lagu Qaybsado,  SIdoo kale wuxuu ka hadlay arimo kala duwan – DAAWO WAXA KALA QABSADAY.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:41 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada