MUUQAAL Dhamaystiran: Dhoolatuskii Dunida Gil-gilay ee Kuuriyada Waqooyi

MUUQAAL Dhamaystiran: Dhoolatuskii Dunida Gil-gilay ee Kuuriyada Waqooyi

daajis.com:- Kuuriyada waqooyi ayaa ku soo bandigtay awooddeeda military oo ay ka mid tahay wax u muuqdey gujis cusub oo xambaara gantaalada balastig iyadoo loo dabaaldegayey dhalashadii Kim Il-sung, oo ahaa aasaasihii dalkaasi.


Gantaalaaha ayaa socod lagu marsiiyey xaflad ka dhacday magaalada caasimada ah ee Pyongyang, iyadoo uu daawanayey hogaamiyaha xukunka leader Kim Jong-un oo uu awoowe u yahay madaxeynihii ugu horreeyey.

Bandhigan wuxuu ku soo aaday iyadoo ay kordhayso xiisadda ka aloosan gacanta, xukuumadda Pyongyang waxay mar kale uga digtay Mareykanka in uu joojiyo wax ay ugu yeertay daandaansiga iyo dhaqdhaqaaaqyada taxadar la’aanta ah , waxay ku bixisay digniin inay ku jawaabto duqayn halaag ah.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:08 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada