MUUQAAL YAABLEH: Wiil Ku Nool Widh-widh oo Kiish 50-Kiilo ah iyo Digsiga Gaadhiga Wayn Ilkaha Ku Qaadaya iyo La yaabka.

MUUQAAL YAABLEH: Wiil Ku Nool Widh-widh oo Kiish 50-Kiilo ah iyo Digsiga Gaadhiga Wayn Ilkaha Ku Qaadaya iyo La yaabka.

daajis.com:-  Cabdiqani Maxamuud Waa Wiil Soomaliyeed oo ku nool Degmada Widhwidh Ee Gobolka Cayn, Waxaana Wiilkaasi uu Yahay Mid Sooban Dhigay Dhacdo Yaab Leh Oo Ah Isagoo Ilkihiisa Ku qaaday Kiish Culayskiisu uu dhan yahay  50 Kiilo Iyo Daawe Gaadhi Oo Nooca Gaadiidka waa wayn ee (Waaraadka).


Inankan Oo Warbaahinta Usooban Dhigay Hibada Alle Siiyey Ayaa Waxuuna Codsaday In Wiilkan Lagu Soodaro Tartamada Caalamiga Aduunka oo Uu Sheegay Inuu Soomaliya uu Utartami Karo Hadii uu Helo Tababaro Waa Weyn.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada