DAAWO:- RW. Xasan Khayre oo Si Kedis ah ku yimid Beerta Nabada iyo Wixii dhexmaray Shacabka

DAAWO:- RW. Xasan Khayre oo Si Kedis ah ku yimid Beerta Nabada iyo Wixii dhexmaray Shacabka

daajis.com:- Ra’iisul Wasaraaha Soomaaliya mudane Xassan Cali Khayre ayaa galabta waqti kula qaatay beerta nabadda shacab aad u faro baddan oo ku jimcaysanayay, markuu soo galay Khayre ayay shacabkii u wada yimaadeen wuxuuna u jeediyay khudbad ku saabsan dowladdunu iney tahay shacabka, wuxuu ka dhagaystey tallooyinkooda.


Dhinaca kale Dhalinyarada Soomaaliyeed ee Halkaasi kulanka Kula qaatay RW. Khayre ayaa sheegay inay siwayn ugu Farax san yihiin Kulanka ay la yeesheen Khayre, iyagoona usoo jeediyey inuu Sii wada Booqashada iyo Ka Warqabida Bulshada.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:14 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada