MUUQAAL: Hanti dhowrkii Xilka laga Qaaday oo Afka Furtay, Kadib Xaflad Xil Wareejin ah oo Muqdisho ka Dhacday

MUUQAAL: Hanti dhowrkii Xilka laga Qaaday oo Afka Furtay, Kadib Xaflad Xil Wareejin ah oo Muqdisho ka Dhacday

daajis.com:- Hanti Dhowrkii Hore ee Qaranka Dr. Nuur Faarax oo dhowaan xilkaasi laga qaaday, ayaa si kulul uga Hadlay Xil wareejinta maanta ka dhacday Muqdisho,  Taasi oo isagu uu diiday inuu ka Qayb galo, Waxaana Xilkaasi si Kumeel gaadh ah loogu sii dhiibay Kuxigeenka Hanti dhowrka Cali Abuukar Axmed .
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA 



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada