daajis.com:- Magaaladda Muqdisho waxaa mar kale kusoo xirtay markab weyn oo gargaar ah kaas oo laga leeyahay dalka Turkey.
Markabkan ayaa wada mucaawino loogu talagalay Dadka Soomaaliyed ee ay saameysay abaaraha ka jira gudaha dalka ee saameeyay ku dhawaad labo milyan oo qof.
Mucaawinadaan ayaa kamid ah taageerada joogtada ah ee Turkey u fidinayo umadda Soomaaliyeed taas oo muujineysa inuu yahay dalka sida xaqiiqda ah uga run sheegaya wax uqabashada umadda Soomaaliyeed.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 20:00 and have
, Published at