daajis.com:- Madaxweynaha dowladda federaalka Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta iskoobaha u qaatay nadiifinta xarunta Villa Somalia ee fadhigiisu yahay.
Farmaajo iyo xubno ka tirsan xafiiska madaxtooyada ayaa ololaha nadiifinta ee uu horay ugu dhawaaqay madaxweynuhu in bil walba 29-keeda shaqaalaha dowladda ka qeyb qaataan ololahaan lagu bilayo bilicda caasimada.
Madaxweynaha ayaa shacabka ugu baaqay inay iyagana dowrkooda ka qaataan aruurinta qashinka si loo helo waddan nadiif ah.
Ololahaan ayaa socda mudo labo todobaad ah, waxaana horay u iclaamiyay madaxweyne Farmaajo.



_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 21:00 and have
, Published at