Daawo: Waxgarad si kulul uga Hadlay dagaalka Sokeeye ee Beelaha Xawaadle iyo Habar-gidir ee Gobolka Hiiraan

Daawo: Waxgarad si kulul uga Hadlay dagaalka Sokeeye ee Beelaha Xawaadle iyo Habar-gidir ee Gobolka Hiiraan

daajis.com:- Waxgarad Soomaaliyeed oo kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay dagaal Beeleed ka Bilowday qaybo kamid ah Gobolka Hiiraan, Kaasi oo Khaasaare kala duwan ay ka dhalatay.


Waxgaradka ayaa sheegay in dadka Halkaasi ku dagaalamaya ay Alle ka Cabsadaan, Islamarkaana ay Alle u mahad Naqaana, waxaana dagaalkan uu kusoo beegmayaa Xili lagu jiro Bisha Barakaysan ee Ramadaan.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 14:44 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada