Farmaajo oo sabab u ahaa in la burburiyo saldhigii ugu weynaa Al-Shabaab

Farmaajo oo sabab u ahaa in la burburiyo saldhigii ugu weynaa Al-Shabaab

daajis.com:- Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sabab u ahaa in la burburiyo saldhigii ugu weynaa Al-Shabaab oo ay ku lahaayeen duleedka magaalada Saakow ee Gobolka J/Dhexe.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay inuu isaga amar ku bixiyey in la burburiyo saldhigaas ay Al-Shabaab lahaayeen kadib markii uu sheegay inaysan marnaba raali ka aheyn inay Soomaaliya horumar gaarto.

Farmaajo ayaa ciidamada Dowladda, AMISOM iyo kuwa Mareekanka ah amray in la burburiyo taliska iyo qalabka yaalo saldhigaas, wuxuuna sheegay inaan Al-Shabaab laga daba hari doonin meel kasta oo ay galaan.

Haddaba halkaan hoose ka arag qoraalka kasoo baxay Villa Soomaaliya
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada