daajis.com:- Tiro badan oo dad ah ayaa dhaawac uu soo gaaDHay kadib markii gaadhi la jiidhsiyay dad Kasoo baxay w Masaajid ku yaala waqooyiga London, Dhacdadan ayaa boolisku ay ku tilmaameen shil aad u weyn, Hal qof ayaa lagu qabtay meel u dhaw masjidka xaafadaasi ku yaala ee Finsbury Park.
Shilkan waxa uu ka dhacay Wadada Seven Sisters. Ciddamada booliska ayaana goobta ku sugan, Guddiga Muslimiinta ee Britain ayaa sheegay in gaari si qasad ah loo jiirsiiyay dad cibaadeysanayay, Dadka dhacdadaasi ku waxyeeloobay ayaa la aamminsan yahay inay kasoo laabteen salaada Caawa.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 19:30 and have
, Published at