Daawo Video: Shir Looga soo Horjeedo Dr. Cali Khaliif oo ka dhacay Nairobi iyo Hadalo Kulul oo Laga soo Jeediyey

Daawo Video: Shir Looga soo Horjeedo Dr. Cali Khaliif oo ka dhacay Nairobi iyo Hadalo Kulul oo Laga soo Jeediyey

daajis.com:-  Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Barnaamij ku saabsan Kulankii Jaaliyadda Khaatumo ee ku dhaqan Magaalada Nairobi ay uga soo Horjeesteen Madaxwayne Cali Khaliif oo Mudooyinkii ugu dambeeyay Saldhigtay magaalada Hargeisa.


Waxaa Kulanka ka hadlay Gudoonka Jaaliyadda, Waxgararad iyo Masuuliyiin hore uga tirsanaa Maamulka khaatumo, Waxayna sheegeen in Hogaankii la doortay aanu socon Halka ay dadku u socdeen, Iyadoona la sheegay inay dantu ku Jirto wixii loo diray.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:08 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada