War deg deg:- Sarkaalkii Ugu Sareeyay ee Al-shabaab u qaabilsanaa Muqdisho oo Gacanta lagu soo dhigay (Warbixin)

War deg deg:- Sarkaalkii Ugu Sareeyay ee Al-shabaab u qaabilsanaa Muqdisho oo Gacanta lagu soo dhigay (Warbixin)

daajis.com:- Wasiirka Amniga ee Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow Ducaale ayaa goor dhow shaaca ka qaaday in ciidamada ammaanka ay gacanta ku dhigeen Sarkaal sare oo ka tirsanaa Al-Shabaab.

Shir jaraa’id oo uu ku qabtay Madaxtooyada ayuu ku sheegay in Sarkaalkan uu Al-Shabaab u qaabilsanaa dhibaateynta shacabka Muqdisho, sida uu hadalka u dhigay.

Ciidamada Xasilinta Caasimada ayaa Sarkaalkan oo lagu magacaabo C/wahaab Khaliif Axmed, oo loo yaqaano Ciise Tarabuun ku qabtay Suuqa Bakaaraha.
Wararka ayaa sheegaya in Sarkaalkan uu ahaa Madaxii Amniyaadka Al-Shabaab ee Gobolka Banaadir.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:12 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada