daajis.com:- Safiirka Dawladda Soomaaliya uu Fadhiya dalka imaaraadka Carabta ayaa siwayn uga mahad celiyey Dawladda Imaaraadka Carabta Gar-gaarkii ay la garab istaageen Shacabka Soomaaliyeed.
Dawladda Imaaraadka Carabta ayaa kamid ahayd dalalkii sida wayn u garab istaagay shacabka Soomaaliyeed Xiligii ay Jirtay Xaalada Abaareed, waxaana sidoo kale lagu Xasuustaa in Warbaahinta dalkaasi ay maalmo gaar ah siiyeen Baahinta wararka ku saabsan gargaarka. “Qofkii aan Biniaadamka u mahad celin, allena uma mahad celiyo”.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 23:30 and have
, Published at