Daawo Video: Faratoon iyo Saxaafada Hargeisa Waxa Kala Qabsaday maanta

Daawo Video: Faratoon iyo Saxaafada Hargeisa Waxa Kala Qabsaday maanta

daajis.com:- Wasiirka arimaha gudaha ee maamulka Somaliland Yaasiin Maxamuud Xiir (Faratoon) ayaa Saxafiyiin doonayey inay Waraystaan waxay kala Kulmeen arin la yaab leh.

Faratoon ayaa ku gacan saydhay inuu la hadlo, Isagoona ula dhaqmay qaab ka baxsan Anshaxa wanaagsan iyo inuu Qanciyo, Wuxuuna isagoo Gacanta ku taagaya ku Qayliyey Saxafiyiintii Daawo waxa kala qabsaday.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA 


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada