Daawo :Muuqaalkii Ugu Quruxda Badna & Barnaamijkii ugu xiisaha badnaa Soomaalida Warbaahinteeda.

Daawo :Muuqaalkii Ugu Quruxda Badna & Barnaamijkii ugu xiisaha badnaa Soomaalida Warbaahinteeda.

daajis.com:- Weriye Cabdicasiis Axmed Barrow iyo Suxufiga ahna Jilaaga Cabdi Shukri Dhuunkaal ayaa wax badan ka badalay muuqaalkii Warbaahinta iyo Barnaamijyadii dhaqanka.

Weriyayaashan oo ka shaqeeyo TV-ga STN ayaa waxa uu soo bandhigaan Barnaamijyo dhaqan.

Hadda ayeey soo saareen kii ugu xiisaha badnaa .
HALKAN HOOS KA DAAWO MUUQAALKA .


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada