DAAWO: Wasiir Puntland oo Booqday Ciidamo ka Jooga Jiida Gobolka Sool

DAAWO: Wasiir Puntland oo Booqday Ciidamo ka Jooga Jiida Gobolka Sool

daajis.com:- Wasiirka Maaliyadda ee maamulka Puntland ayaa Booqasho ugu tagay Ciidamo Puntland uga Sugan Qaybo kamid ah Gobolka Sool iyo Kastamka ku yaala deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool.


Wasiirka ayaa wuxuu booqday Goobaha ciidamadu ay ku sugan yihiin Wuxuuna Warbixin ka dhegaystay Xaaladooda, Waxayna Arintaan kusoo beegmaysaa Xili dhowaan Puntland oo kasoo Horjeeda Diiwaan gelinta Somaliland ka Wado sanaag iyo Sool  ay Dhaq-dhaqaaq ciidan Bilowday.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 14:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada