Wasiirkii Arimaha Debeda ee maamulka Somaliland oo Muqdisho ku sugan iyo Kulan uu la Qaatay RW. Xasan Khayre

Wasiirkii Arimaha Debeda ee maamulka Somaliland oo Muqdisho ku sugan iyo Kulan uu la Qaatay RW. Xasan Khayre

daajis.com:- Wasiirkii hore ee arimaha dibada ee maamulka Somaliland Md. Maxamed Cabdillaahi Cumar ayaa maalintii labaad ku sugan magaaladan Muqdisho, waxaanu kulan la qaatay Raysalwasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre.
Lama hubo ujeedada safarka Maxamed Cabdillaahi Cumar, balse ilo wareedyo ayaa sheegaya in uu ka qaybgalay Shir lagaga hadlayay amniga Soomaaliya oo ka dhacay Muqdisho. Wasiirka ayaa la filayaa in maalinta berri ah uu ka dhoofi doono magaalada Muqdisho.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 13:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada