MUUQAAL: Axmed Siilaanyo oo Qaliin ku galay Imaaraadka iyo Xaaladiisa oo Laga Warbixiyey [ Sida wax u dhaceen ]

MUUQAAL: Axmed Siilaanyo oo Qaliin ku galay Imaaraadka iyo Xaaladiisa oo Laga Warbixiyey [ Sida wax u dhaceen ]

daajis.com:- Madaxwaynaha maamulka Somaliland ayaa Qaliin ku galay dalka Imaaraadka Carabta, waxaana Wararku ay sheegayaan in Xaaladiisa Caafimaad ay roon tahay Xiligan.


Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Xuseen Dayr ayaa Faah faafin ka bixiyey Qaliinka lagu sameeyay Siilaanyo,   Wuxuuna sheegay in laga qalay Qabsin, Wuxuuna ka warbixiyey Xaaladiisa Xiligan.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada