MUUQAAL: Cali Khaliif oo Hargeisa ku Tagay Safar aan la filayn maanta, kana gaabsaday inuu Warbaahinta ka hadlo

MUUQAAL: Cali Khaliif oo Hargeisa ku Tagay Safar aan la filayn maanta, kana gaabsaday inuu Warbaahinta ka hadlo

daajis.com:- Cali Khaliif Galaydh madaxwaynaha maamulka khaatumo ayaa Safar Lama filaan ah wuxuu maanta ku tagay magaalada Hargeisa, ee xarunta maamulka Somaliland, Waxaana ku Weheliya Safarka Xubno ka tirsan Xukuumadiisa.


Galaydh ayaa markuu gaadhay Hargeisa ka gaabsaday Inuu ka hadlo Safarkiisa, Wuxuuna Safarkiisu kusoo Beegmayaa Xili magaaladii uu shalay ku sugnaa ay ka dhacday Shaqaaqo, Loogana Fadhiyey inuu Qayb ka noqdo Xalinta colaada dadka uu madaxwaynaha u yahay.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada