XASAASI: Dowladda Soomaaliya oo heshiis dhex dhigeysa Itoobiya & ONLF & Xog ka cusub Xaaladda Qalbi dhagax

XASAASI: Dowladda Soomaaliya oo heshiis dhex dhigeysa Itoobiya & ONLF & Xog ka cusub Xaaladda Qalbi dhagax

daajis.com:-  dhanka kale beeniyay in si xoog ah Itoobiya loogu wareejiyay C/Xakiin Sh Muuse Qalbi dhagax laakiin ay socdaan wadahadalo heshiisiin ah.

Warar saacadihii lasoo dhaafay la helayay ayaa sheegaya in dowladda ay Itoobiya ku wareejisay sargaalkan oo noloshiisa baxsad lahaa.


Qalbi Dhagax oo kamid ahaa madaxda ONLF ayaa haatan wadahadal kula jira Itoobiya, waxaana la filayaa in xubno kale ay soo raacaan.

Jabhadda Xoreynta deegaanadda Soomaalida Itoobiya ayaa mudo dheer la dagaalamaya dowlada dalkaas, laakiin wararka ayaa sheegaya in wadahadalka ay wado DFS uu guul ku dhow yahay.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 04:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada