Daawo Video: Xiisad ka dhex Qaraxday Shiikh Shibli iyo Beesha Jareer-wayne

Daawo Video: Xiisad ka dhex Qaraxday Shiikh Shibli iyo Beesha Jareer-wayne

daajis.com:- Xiisad ayaa ka dhalatay Hadal dhowaan kasoo yeedhay Sheekh SHIBILI oo kamid ah Culimada Soomaaliyeed, Xili uu dhowaan ka hadlayey Nin ku Gefay Nebbiga NNKH, Sheekha oo Arintaasi ka hadlaya Ayaa wuxuu sheegay in Ninka lasoo bandhigay aanu ahayn mid Xataa Qurux Badan oo JAREER ah siduu Hadalka u dhigtay.


Hadaba waxaa Hadalka sheekha siwayn uga Xanaaqay Beesha Jareer-wayne oo degtay Qaybo ka mid ah Soomaaliya, waxayna sheegay inay Arintaasi gef ku tahay Iyaga, Islamarkaana uu Alle u Abuuray Qaabka ay yihiin, Waxayna ugu baaqeen inuu Raali gelin ka bixiyo Arintaasi.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:05 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada