Muuqaal: Madaxwaynaha Hirshabeelle oo Halgan iyo Jala-laqsi kasoo Jeediyey Khudbad Quluubta Shacabka Gashay

Muuqaal: Madaxwaynaha Hirshabeelle oo Halgan iyo Jala-laqsi kasoo Jeediyey Khudbad Quluubta Shacabka Gashay

daajis.com:-  Madaxwaynaha Cusub ee Maamulka Hirshabeelle ayaa wuxuu Booqasho ku tagay magaalooyinka Halgan iyo Jala-laqsi oo ka tirsan Gobolka Hiiraan.


Wuxuu Halkaasi kasoo jeediyey Khudbad  dhaqaajisay Quluubta dhamaan dadkii Halkaasi ku suganaa, iyo Waliba kuwa kale ee daawaday, Taasi oo Bulshadu ay siwayn ula dhaceen, Islamarkaana Muujinaysa Heerka Hogaamineed ee Madaxwaynaha Cusub ee Hirshabeelle.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada