MUUQAAL: Qadar oo Xadhiga ka jartay DEKAD wayn iyo Niyad Jab ku dhacay Xulufadii uu Sucuudigu Hogaaminayey

MUUQAAL: Qadar oo Xadhiga ka jartay DEKAD wayn iyo Niyad Jab ku dhacay Xulufadii uu Sucuudigu Hogaaminayey

daajis.com:- Dowladda Qatar ayaa xariga ka jartay Dekadda Caalamiga ah ee Hamad oo noqoneysa dekadda ugu Bariga dhexe.


Amiirka Qatar Sheekh Tamiin Bin Hamad Al-Thani ayaa xarigga ka jaray Dekedan cusub oo laga hirgaliyay Konfurta magaala madaxda Dooxa.

Dekedda Hamad ayaa noqotay ugu weyn, uguna casrisan Bariga Dhexe, waxaana ku baxday lacag dhan 7.5 Bilyan oo Doollar.

Dekaddan ayaa awood u leh in lagu keydin karto Raashim muddo laba sano ah ku filan dad gaaraya 3 milyan oo qof, waxayna dabooleysaa 200% baahida suuqa maxliga ee dalkaasi, iyo waliba 35% baahida ganacsiga wadamada Bariga Dhexe.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada