Daawo: Culimada P.land oo Weerar ku Qaaday Dalalka Carabta, Iyo Bogaadin Gurmadka Dawladda Turkiga

Daawo: Culimada P.land oo Weerar ku Qaaday Dalalka Carabta, Iyo Bogaadin Gurmadka Dawladda Turkiga

daajis.com:- Sheekh Dahir Aw Cabdi oo Ka mid ah Culimada Soomaaliyeed ee ku dhaqan deegaanada Puntland ayaa ka ooyey Qarixii Muqdisho ka dhacay, gaar ahaan Isgoyska Zoobe, Kaasi oo dad badan ay ku Nafwaayeen.


Dhinaca kale wuxuu si adag u dhaliilay doorkii laga Sugayey Dalalka Carabta, Wuxuuna sheegay inaysan ahayn Kuwa u diir naxaya dadka Soomaaliyeed Hantida ay haysaatana siinaya Gaalada, sida uu hadalka u dhigay, Wuxuuna ka mahad celiyey Gurmadka Dawladda Turkiga.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:09 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada